Bulsha:- Ciidamada dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa faarujiyay iskool ay in mudo ah daganaayeen, kaas oo ah dugsiga hoose dhexe/Sare ee Degmadda Afgooye.
Iskoolkan ayaa lagu wareejiyay maamulihii loo magacaabay, isagoona sheegay inay u mahad celinayaan Gudoomiyaha degmada Afgooye, kaas oo maanta suurto galiyay inay ciidamada Dowlada ka guuraan iskoolka ardada wax lagu bari lahaa.
Halkaan ka daawo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment