Daawo sawir gacmeedka maanta Qur’an Challenge

Bulsha:- Farshaxaniistaha Abdul Arts oo ku nool magaalada Skien ee dalka Norway ayaa sawir gacmeed ku cabiray barnaamijka maalmahan ku faafayay baraha bulshada sida Facebook oo fannaaniinta qaarkood ay wadeen, kuna tartamayeen Qur’aanka “Qur’an Challenge”.



Halkaan hoose ka daawo





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment