Daawo Raysal Wasaaraha Dalka Hindiya Oo La Jimicsanaya Dadkiisa Meel Fagaare Ah (VIDEO)

Bulsha:- Raysal Wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi, ayaa kumanaan qof oo shacabkiisa ah, kala qayb galay, maalinta caalamiga ah ee ciyaarta ama jimicsiga Yoga loo yaqaano, oo dunida laga xusay.

Dalka Hindiya oo aaminsan in ay iyagu ikhtiraaceen jimicsigan, ayaa si wayn ugu soo baxay, waxaana hogaaminayay Madaxda kala duwan ee ugu sareeya dalkaas, jimicsiga Yoga ayaa ka mid ah xiisadaha ay qaataan ardayda dalka Hindiya.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment