Bulsha:- Mukulaasha “TAMA” oo caan ka ahayd dalka Japan ayaa Geeriyootay. Mukulaashan ayaa ahayd madaxa xaruunta Tareenada Kishi.
Mukulaasha Taama ayaa Booskii shaqadeeda waxay noqotay meel ay dadka usoo dalxiis tagaan, iyagoo daawanaya sida ay shaqadeeda u qabsaneeyso.
Madaxda Shirkada Tareenada ee Wakayama, ayaa xaqiijiyay in TAMA ay geeriyootay Isniintii lasoo dhaafay.
TAMA, ayaa da’deeda lagu sheegay 16 sano jir, waxayna ahayd madaxa shirkada Tareenada Kishi tan iyo sanadkii 2007-da.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment