Daawo:- Cabdi Good oo Fanaaniinta Quraanka Laxanka iyo Naxliga saaraya ku qeyliyey isagoo ceebeystay Fanaaniin Quraanka Qaldaya oo shidaya, oo hadana Midaya FADEEXO

Bulsha:- iyadoo dhawaan ay bilaabatay Tartan u dhaxeeya Fanaaniinta Soomaalida kuwooda Danbe oo xaaladooda Aloosal tahay ayaa hadana waxaa bishan barakaysan ee Ramadaan ay bilaabeen in ay ku tartamaan Kheyrka isla markaana ay aqriyaan aayadaha Quraanka kariimka taasi oo ah arin aad u wanaagan balse waxaa arintaasi ka hor yimid oo ka daba qaatay Abwaanka CAbdi Good oo isaga Albiitaro iskiis is magacaabay ka ah Fanaaniinta hada soo koraya.

Cabdi Good ayaa cagaha ka tumay qaar ka mid ah Fanaaniinta isagoo codad kala duwan soo kala xushay kaasi oo tusaya qaladaadka ay leeyihiin Fanaaniinta iska habhableynaya oo hadana Quraanka iyagoo soo jilcin bulshada la imaanaya taasi oo keeni karta cawaaqib aad u xun maadaama ay quraanka qaldeen.

Fanaaniinta Qaarkood ayaaba laxan saaraya Quraanka kuwa qaarkood ayaa ka boodaya qeybo ka mid ah quraanka halka kuwa kale ay cod gaaban oo macnihiisa ah yaanan lagu maqlin ku aqrinaya aayadaha quraanka.

HALKANI KA DAAWO VIDEO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment