Aqriso:- Tobanka Qabiil ee Gabdha ugu Badan Laga Guursado Soomaliya Sabab.

Bulsha:- Warbixn ay dhawaan ay soo saartay haayada qaramada midoobay uu qaabisan guurka Africa ayaa shaaca ka qaaday guurka ka jira wadanka Soomaliya oo kamid wadamada dhaca geeska africa.

Warbixnta ayaa lagu soo daacabay Qabiilada ugu badan ee soomaliya ee marka uu yimaado guurka laga guursado warbxinta ayaa sidoo kale waxaa looga cudur daartay in aan loo fahmin qabiilada kale mid lagu liidayo.

Waxaa jira Guurka Soomaliya ka jira in habab kale duwan la isku guursado waxaana la dhihi karaa waa guurka ugu fuduud  kan soomaliya ka jira marka loo eego aduunyada kale.

HOOSE KA AQRISO SIDA AY U KALA HOREYAAN QABIILADA.

1: Shiiqaal. Koonfurt Dagta

2: Shaanshi  Reer Xamar

3: Xawaadle   

4: Gaaljecel

5: Abgaal

6: Udeejeen cismaan

7: Habar Gidir

8:  Marexaan

9: Dagoodi

10: Carab Saalax








xigasho:- shumis.net
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment