VIDEO:- Fanaanka Axmed Ceegaag oo Faraha La Galay Heesihii Shabeelka Banaadiriga Axmed Shariif”Killer”

Bulsha:- Fanaanka Axmed Ceegaag oo Ka mid Ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Wali baaqiga ku sii ah Qaarada Afrika Ayaa Fanka Soomaaliyeed ee Dalanaa 21 sano U furay Waji Cusub

Fanaanka Weyn ee Axmed Ceegaag Ayaa Mudo Ku dhax jiray Fanka Soomaaliya Ayaa Isaga Oo ku sugan Magaalada Johannesburg ee Dalka Koofur AFrika U sheegaya Saxaafada In uu Waji Cusub U furi doono Fanka Soomaaliyeed Qaasatan Fanka Casriga ah



Waxa  uu  Caan  Ku  yahay  Fanaankaan  Qaadista  Heesaha  Dabacsan  ee  Dhinaca  Jaceylka  Isagoo  Soo  Saaray  Albuno Kala  Duwan  Ayaa  Sheekada  Meesha  Taala  Waxay  tahay   Al-fanaan  Axmed  Ceegaag  oo  Faraha  Lagalay Heesaha  uu Qaadi Jiray  Shabeelka  Banaadiriga   Allah Yaa Raxmah Ahmed Shariif Killer.



HALKAAN  KA  DAAWO





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment