Daawo Video: Maryan Mursal Ciise oo Qaati ka taagan dhalinyaro Shukaansanaya

Bulsha:-  Fanaanada Wayn ee Soomaliyeed Maryan Mursal Ciise ayaa waxay Soo Bandhigtay Arin Fadeexo Ah Taasi oo Ay Dhowr Mar ula Yimaadeen Dhalinta Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Magaalada London UK.

Waxay Sheegtay Inay Khaati Ka Joogto Dhalintaasi Kuwaasi oo Doonaya Inay Ushukaan Sadaan Gabadh Ahaan, Waxayna Sheegtay Kalmadaha ay U Adeegsadaan.

HALKAAN  KA  DAAWO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment