Bulsha:- Ma Ogtahay in Daraasad la sameeyay oo lagu lifaaqay tixraac ayaa lagu ogaaday in haweenka waqtiga aay da’doodu gaarto 40 sano iyo wax ka badan in aay jeclaadaan wiilasha da’doodu ay tahay 25 sanno jirka iyo wixii ka yar.
Hadaba Su’aasha iswaydiinta mudan ayaa waxaay tahay maxaay ku jeclaadeen wiilasha yar yar,
Barigii hore dadka aduunka ku dhaqan oo dhaqamada kala duwan leh waxaay ahaayeen kuwa Raga oo kaliya ay raadiyaan Hablo yaryar waqtiga ay da’doodu waynaato. laakiin waqtigaan la joogo arintaas waxaa ku soo biiray Maamooyinka waaweyn oo baadigoobaya wiilal yaryar.
Arimahan waxaa u sabab ah ayaa la leeyahay Raga oo Romance ay ku heen jireen waqtiga ay da’da yaryihiin ayadoo arintaasi ay sababtahay daalka faraha badan ay kala kulmaan,
Soomaalida Ayaa Kow Ka Ah Haweenkooda Da,da Weyn Ee Baadi Goobaya Raga Aadka U Yar Gaar Ahaan Haweenka Qurbaha Ku Nool Ee Jilba Culeeyska Ah Waxana Sabab U Ah Inay Helaan Wiil Aad U Yar Misane Qancin Kara Si Xusuusteeda Uu Dib Ugu So Celiya isagoo siinaya raaxa ay muda sanada ah mogeyd,
Shaqooyinka ay soo qabtaan raga ma tabaryareeyaan ilaa iyo dada 70 uu ka gaarayo hadba waxaay ku xirantahay ruuxa iyo waxa uu raashin ka dhigto awoodiisa.
Ugu Danbeeyntii haatan waxaa ku soo biiray hablaha waaweyn oo wiilasha baadigoobaya Haweenka soomaaliyeed.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment