Daawo muuqaalka gabadh si lama filaan ah u fashilisay xafaladii 18 ka may oo calanka soomaliya keentay

Bulsha:- waxaa xalay fashil ku soo dhamaatay xafladii 18 ka may kadib markii Gabadh lagau magacaabo Aamina kaahin guhaad iyo koox ay wadatay oo asal ahaan ka soo jeeda magaalada hargeysa ayaa xafladii loogu dabaal degayay 18 ka may kana socotay magaalada Frankfurt Germany. 

waxa ay soo Galeen iyagoo xedhan dhar laga sameeyay calanka soomaaliya ee buluuga ah taa oo keentay in ay goobtii uu ka biloowdo buuq iyo sawaxan oo ugu dambeen keentay fashil ku yimi xafladii waxaana goobta joogtay fanaanada canka ah nimca degan oo iyadana oo hin la aamusin waayay hadaba hoos ka daawo ceebta ku dhacday jaaliyada soomaliland.


GUJI HALKAAN EE DAAWO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment