Bulsha:-Fanaanka caanka ku ah heesaha raabka Alfanaan Cabdisalaan dhabarshe ayaa jaceyl waalan waxa uu u qaaday fanaanada caanka ah ee Deeqa bilan
oo ka mid ah fananiinta ku nool wadanka mareykanka gaar ahaan magaalada minneapolis fanaanka ayaa waxa uu fanaanda u soo sameeyay heeso fara badan oo uu ku muujiyay jaceylka xad dhaafka ah ee uu u qabo fanaanada Deeqa bilan waxana uu ku guuleestay in uu hanto qalbiga fanaanada oo iyadana haatan u soo qaaday heeso jawaab u ah jaceylka fanaanka waxaana muuqata isku soo dhawaasho dhanka xidhiidhka jaceylka ah hadaba hoos ka daawo heesaha ay hawada isu soo mariyeen fananiinta.
GUJI HALKAAN EE DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment