Rumaanka Oo Ka Hortaga Calaamadaha Gabowga

Bulsha:- rumaankaGeedka Rumaanka ayaa ka mid ah geedaha qadiimka ah ee laga helo dhulka guudkiisa., waxaana dalal badan oo Carabta ah looga yaqaana geedka jannada.

Baadhis lagu sameeyay ayaa lagu ogaaday inuu yahay  mid qani ku ah Faytamiino badan  oo kor u qaada difaaca qofka isla markaana ka caawiya ka hortegidda xanuunada.  Waxa kale oo ku jira geedkan faytamiino yareeya calaamadaha gabaowga.


Waxa la aaminsan yahay in Rumaanku yahay kuwa ugu wanaagsan geedaha ee  laga helo waxtar dabiici ah. Buurnida iyo subaga oo jidhka ayaa la sheegay iyagana inuu wax weyn ka taro.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment