Dhiiranaanta hablaha iyo Indha Adayga:- Daawo Falis oo Af English ku Heesaysa Maxaysa Qaadaysa??

Bulsha:-  Dhiiranaanta hablaha iyo Indha Adayga:- Daawo Falis oo Af English ku Heesaysa Maxaysa Qaadaysa??
Dhiiranaanta hablaha iyo Indha Adayga:- Daawo Falis oo Af English ku Heesaysa Maxaysa Qaadaysa??



Gabadhan Waxay Bilad Ku Qaaday Dhiiranaanta iyo kalsoonida ay Nafteeda Ku Qabto Iyo Qosolka balse marka aad codkeeda qiimeyso maahin heesaayad marka aad afka ay ku heesayso dhageysatana waa wax aan la fahmayn iyo labo sentence oo english caadiya.


Waxay ku heesaysa sida:-

You are the one
Who makes me smile
you are the one
who makes my heart
beat like
Ben ben ben ben ben ( Malaha waxa laga wada sida big Ben)
and feel like
chin chin chin chin chin. (malaha waxa laga wada chicken chicken)

Hadana waxay tidhi
Me, I love you
and I even die for you…………

Sideed bal u Aragta adigu?







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment