Laba dhagax “Inta aan fanaanka ahay 4 Nin ayaa hees darteed ii furtay “-Daawo

Bulsha:- Waxa si cajiib ah loo weareestay fanaanad Saynab Laba dhagax waxaana ay sheegtay in ay in badan ragii soo guursadey ku waayi jirtay heesaha dartood.

Saynab Laba dhagax Oo sheegtay In Rag badan ay ku fureen Ciladaan  waxaana ay uga digtay hablaha mustaqbalka doonaya heesaha ay qaadayaan.

WARAYSIGA DAAWO MUUQAALKA122








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment