Bulsha:- Ninkeyga waa nin wanaagsan oo aad u fiican, laakin waxaa jira arrin aan u dul qaadan waayay oo aan uga sabri kari waayay taas ayuuna aad ugu xunyahay.
Waa nin waxiisa iga qarsado oo aan ila socod siin gabadh isaga la dhalatayna wuu la socodsiiyaa oo iyada ayaa igu dhahda waxuu dhawaan halkaan ka sameyn rabaa ganacsi nuucaas ah taas oo aniga madax wareer badan i galisay.
HALKAAN KA DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment