Daawo: Fanaanka Sadaq Seyga waa uu ikhiyaameeyey Wuxuuna Cabitaan iigu Daray waxaanan garananayn +WAREYSI UNIVERSAL TV

Bulsha:- Gabadhii Ka  Soo  Dhaqmuuqatay  Heesta  MARWO  uu  Ku  Luuqeeyo  Fanaanka  Saadaq Seyga   ayaa iyadoo ooyeysa la soo xiriirtay  Universal tv   Ayaa  Sheegtayna inayna waxba ka ogayn markii heesta laga duubayey , oo miir ugu danbaysay Markii ay ugu timid gurigiisa oo Jiiraan ahaayeen..

HALKAAN  KA  DAAWO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment