VIDEO:- Alfanaan Axmed Zaki oo hees uga ooysiiyay fanaanada xabeeban idil barqad Daawo

Bulsha:-  Fanaanka Axmed Zaki Ayaa Soo Saaray Heestii La Wada Sugayay Ee ”DUUFAANADA” Waana Hees Daadis ah Isla Markaana Loogu Talagalay Haweenka Go’gol Dhaafka Sameeya

Balse Arinta La Yaab kaleh Waxay Noqotay In Heesta Muuqaalkeeda Lagu Soo Bandhigay Fanaanadda Caan ah oo Lagu Magacaabo Idil Barkhadle Waxayna Heesta Ku Matalaysaa Haweeney Go’go Dhaaf Sameysay

HALKAAN KA DAAWO








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment