Bulsha:- Waxaa magaalada Hargeisa soo gaadhay Qaar kamid ah Qoyska Alle ha u naxariistee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, Kuwaasi oo siwayn uga Cadhooday buugii uu Qoray Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland C.raxmaan Guri-barwaaqo.
Waxay sheegeen in Buugaasi Sayidka loogu gaystay Aflagaado aad Qalafsan, Waxaana arintan Kusoo beegmaysaa iyadoo dhowaan Waxgaradka beesha Ciidagale oo Buugaasi lagu Caayey ay siwayn uga hadleen kadib markii uu Bugaasi oo Xili hore la qoray dhowaan soo shaac baxay.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
About
Bulsha Arrimaha Bulshada
This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
Blogger Comment
Facebook Comment