Blogger Widgets

Daawo: Soo dhowaynta Madaxwayne Farmaajo ee Garoowe, Dareenka Shacabka iyo Ciidamo soo gaadhay

Bulsha:- Madaxwyanaha Dawladda Soomaaliya ayaa la filayaa inuu Maalinta Berri ah hadii alle Idmo soo gaadho magaalada Garoowe, oo siwayn looga dareemay qaban-qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha ooo booqasho afar maalmood ah ku imaan doona Puntland.


Garoowe ayaa sidoo kale waxaa soo gaadhay Ciidamo khaas ah iyo Wafdi kasoo Hormaray Madaxwaynaha,  Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa sheegay inay siwayn ugu Faraxsan yihiin Booqashada madaxwaynaha.

Ma cadda in diyaaradda Madaxweynuhu ay ka degi doonto garoonka cusub ee aan weli la furin, iyo in ay ku degi doonto garoonka kumeel gaarka ahaa ee Konoko oo hadda la isticmaalo.
Wararku waxay sheegayaan in Madaxweynuhu uu booqan doono qaar kamid ah magaalooyinka Puntland kulamo la qaadan doono waxgaradka Puntland.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment