Daawo Hordhac: C.raxmaan C.shakuur iyo Horn Cable Tv Waxa kala qabsaday

Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Hordhaca Waraysi uu Wariyaha Telefishinka Horn Cable la yeeshay Siyaasiga C.raxmaan C.shakuur.


C.raxmaan C.shakuur oo dhowaan magaalada Muqdisho lagu xidhay, ayaa la waydiiyey Su’aalo adag kuwaasi oo qaar kamid ah uu Jawaabtooda ku Haftay, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay arimo kala duwan, DAAWO WAXA KALA QABSADAY.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment