Göteborg oo gacan qabaneeysa shaqsiyaadka ka soo laabta kooxdda argagaxisadda ah

Bulsha:- “Waxaan u arkaa tani ineey tahay hab lugu bad baadin karo bulshadda,  kuwaani hadda markeey bulshadda soo dhex galaan ma sameeyn karaan xaalad halis ah, balse waxeey saameeyn karaan looxaha ee bulshadda ku jira” ayey tiri Bettan Byvald oo ah gacan sare ka tirsan xafiiska arrimaha bulshadda (ceyrta) ee degmadda Angered. Bettan waxaa kale oo ay sheegtay in shaqsiga doonaya inuu la kulmo maamulka ay marka hore ku filan tahay masuul ka tirsan xafiiska arrimaha bulshadda iyo askari ciidan ah.


Bettan Byvald, howl wadeen ka tirsan xafiiska arrimaha bulshadda ee deg Angered. Sawirka: SVT

“Waxeey shaqsiyaadkani lahaayeen awoodo kala duwan oo la xirriirta safarkoodii ay ku tageen deegaanadda argagaxisada iyo nolosha kala duwan ee ay la soo kulmeen, waxeeyna dib ula soo laabanayaan dhacdooyin kala duwan oo salka ku heeysa jihooyin kala duwan” ayey markale . tiri Bettan.
Bettan waxaa kale oo ay sheegtay in kooxihii ay la kulantay oo dib ugu soo laabtay dalka ay markoodii horeba eeysan u bixin arrimo diimeed ee ay salka ku heeysay xaaaldo xun oo ay doonayeen ineey ka dheeraadaan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment