Franck Ribery: Oo Muujiyay sida uu u jecel yahay Diintiisa Islaamka”

Bulsha:-  Ciyaaryahanada  Bayern Munich ayaa si aan caadi ahayn ugu dabaal degay guushii ay ka gaareen kooxda reer Belguim ee Anderlecht  iyaga oo soo xirtay dharkii u caadada ahaa ee ay sanad kasta xiran jireen.

Kooxda Bayern munich ayaa si fiican ku bilaabatay tartanka champions league kadib markii ay 3-0 ku garaaceen kooxda  Anderlecht.

Laacibiinta  kooxda ayaa sidoo kale ku dabaal degay  Qaar ka mid ah  iyaga oo gacamaha ku wada haysta khamri kadib markii ay dhamaatay ciyaartii ay la yeesheen  Anderlecht.

Xiddiga reer Frnace ee Franck Ribery Ayaa ahaa xiddiga kaliya ee aan haysan khamriga laakiin la dabaal degay xiddigaha ay isku kooxda yihiin.

Franck Ribery ayaan seegin dabaal dega kooxdiisa laakiin aan sidoo kale taaban khamriga maadama ay diintiisa islaamka u diidayso midaas.
Weraryahanka werarka uga ciyara kooxda Bayer iyo xulka Fransa ee Franck Ribery ayaa la sheegaa inuu yahay xidig heysta Diinta Islaamka waxaana markan uu si dhab ah u muujiyay inuu yahay islaam kadib markii uu diiday in uu In uu taabto ama uu cabo qamri oo ciyaartoda kooxdisa ay ku dabaal dagayeen maadama aysan diintu u baneyn Cabida qamriga.

W\Q: Maxamed Ahmed (Liyo)










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment