DAAWO cuduro laga qaado siilka haweenka oo la leefo naxdin

Bulsha:- University of British Columbia daraasad cusub
ay soo saartay ayee ku sheegtay in nimanka
islawaynada ku jirta ay yihiin kuwa ugu badan
ee aan qacnin karin xaasaskooda, daraasada
ayaa sheegtay in islawayninka uu sabab ka
dhigayo in raga la soo sheegay aysan sii wax
ahmiyad ah dhanka galmada iyaga oo ka soo
qaada wax iska fudud.
Jessica Tracy From UBC’s Dept. of Psychology
ayaa sheegay in wajiga farxada iyo dhoola
cadeeska leh ay aad u jecelyihiin dumarka,
waxayana kamid tahay wax yaabaha lagu
soojiito dumarka.

Dumarka ayaa ah kuwa jecel dhanka
madadaalada iyo maa waylada waana kuwa
ugu badan ee raadiya farxada
nolosha, sidaas darteed daraasada waxay sheegeesaa in nimanka
aadka ufarxada iyo kaftanka badan ay yihiin kuwa inta badan
xasuus ku reeba xaasaskooda.
inkastoo daraasataan cusub ay ka hor
imaaneeso daraasad ay hore usameesay
jariidada lagu magacaabo jurnal American
Psychological Association Emotion taas hore u
sheegtay in naagaha ay aad uga helin nimanka
dhoola cadeeska badan iyada oo sheegtay in ay
dumarka ka helaan nimanka heybad iyo awood.

















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment