Adiga oo qaadanaya dharka ugu macaan ee loogu tala galay xiliga wada ciyaarida tani ayaa waxa ay ka dhigeysaa gacaliyahaaga wax kale in uusan jeclaanin in uu daawado jirkaaga mooyee taasoo ku abuureysa dareen uu kugula ordo sariirta.
Luqada jirkaaga aad kala hadli karto gacaliyahaaga u adeegso ; hadaba habkani wax uu tusinayaa in aad u baahantahay galmada tani oo durbadiiba badaleysa xaalada uu ninkaaga ku sugnaa.
Kadib marka aad sariirta iskugu tagtaan marka hore baashaali ninkaaga adigoo barkin dheer ku seexinaaya si uu adiga dhan muuqaalkaaga u arko ilaa laga gaaro xiliga uu xadka ka baxayo.
Ogsoonow ciyaartani noocan ah kama wada haqab beelaysaan illaa iyo kolka aad qabaysiga aadaan oo weli aad isku sii baahnaaysaan.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment