Qaabka Wasmada Nuucan ah malagu daalayo waana baashaalaysaa ­Farsamo Tv dad laga barayo

Bulsha:-  Si aad u heshaan raaxoada
macaan ee ciyaarta sariirta,
Shumis.net ayaa ku siineysa noocyadaan aad
ku gaari kartaan gariirka macaan taas oo adiga
iyo gacalisadaada ka dhigeysa in aad si wacan
u wada qaadataan baashaalinta.
Adiga oo qaadanaya dharka ugu macaan ee
loogu tala galay xiliga wada ciyaarida tani ayaa
waxa ay ka dhigeysaa gacaliyahaaga wax kale
in uusan jeclaanin in uu daawado jirkaaga
mooyee taasoo ku abuureysa dareen uu kugula
ordo sariirta.
Luqada jirkaaga aad kala hadli karto
gacaliyahaaga u adeegso ; hadaba habkani wax
uu tusinayaa in aad u baahantahay galmada
tani oo durbadiiba badaleysa xaalada uu
ninkaaga ku sugnaa.

Kadib marka aad sariirta iskugu tagtaan marka
hore baashaali ninkaaga adigoo barkin dheer
ku seexinaaya si uu adiga dhan
muuqaalkaaga u arko ilaa laga gaaro xiliga uu xadka ka baxayo.
Ogsoonow ciyaartani noocan ah kama wada
haqab beelaysaan illaa iyo kolka aad qabaysiga
aadaan oo weli aad isku sii baahnaaysaan.

















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment