Blogger Widgets

Dumarku Waxay inta Badan Qariyaan Dareenkooda Sababtu Waa Maxay??

Bulsha:- Baaritaano la sameeyay ayaa lagu ogaaday in %75 haweenka aysan gaarin gariirka galmada(macaanka raaxada) waxa ayna qubarada ku xeel dheer nolosha qoyska u cuskadeen in tani ay sabab u tahay arimahaan soo socda.

Iyada oo ka cabsi qabta in ay ka baxdo qadka: haweenka si weyn ayay uga baqaan in ay banaanka soo dhigaan dareemahooda ee ay ka helayaan macanka raaxada xiliga ay socoto ciyaar sariireedka taasina waxa ay ku qasabtaa in ay aysan helin gariirka galmada maadaama ay ku jiraan is caburin dhanka dareemaha ah.

In aysan isku kalsooneen ama ku kalsooneen dhismaheeda banaanka: haddii maskaxdaada mashquulsna tahay oo ay ka fekareyso waxa uu ninkaada ka aamisan yahay hab dhismeedkaada dibada ama in aad iso weydiineyso in ninkaada siineyso macaan oo uu dareemayo raaxadada , hadaba ogaaw hadii maskaxdada waxa ay doonto mashquul haku ahaatee in marnaba aadan heleyn raaxo garabryaheey.


Waxaan kula talinaynaa in dareemahaada aadan qarin xiliga ciyaaraadka una sheeg ninkaada si wleiba oo aad dareen ku heli karto maadama haweenka ka dareen adag yihiin ragga .











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment