3 Meel oo Ragga Raaxa Macaan ka helaan !

Bulsha:- Inkastoo Diirada aynu saarno mar waliba Dumarka ayaa markani waxaa si isdaba joog ah noogu yimid fariimo codsi ah laguna doonayo inaan wax badan uga faaloono Ragga & Astaamooyinka Wanaagsan ee Gogosha.

Hadaba Raggu lamid ma’ahan Dumarka marka lawada joogo Gogosha lana doonayo kicinta Dareemaha waana kuwa meelo kooban ka qaata Macaanida Raaxada sida qodobada hoos ku xusan.
Kahor Bilaabista Baashaalka waxaa haboon inaad waqti fiican siiso dareen siinta Macaanta Bishimaha adigoona shumis daqiiqado qaadanaya afka kasiinayo mararka qaarna la ag gafaya Bishimihiisa si aad agagaarka afka u marmar siiso Faruuryahaaga.

Marka taasi xigta ha u Ogolaan ina isagu gacmahiisa ku siibo dharka si aan deg degi ku jirin waa inaad u qaabeysaa durba ha hilmaamin inaad fursad u siiso salaaxista inta ka hooseysa Xudurtiisa waana goobaha inta badan jiriricada ka keena Ragga hadii aad ka taabato.

 


Ugu danbeyn Qoorta qoorta u sur adigoo Dhegihiisa marba dhinac kasoo maraya neeftaadana ku afuuf iyadoo kulul waxaana hubaal ah in uu isku soo kogi doono sidii bac la shiilay oo kale.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment