Blogger Widgets

Sawirka Maanta: Shahid Kapoor Oo Gabadhiisa Misha Waqti La Qaadanayo

Bulsha:- Atooraha door walbo sameyn karo Shahid Kapoor ayaa haatan shaqada ka nasanaayo sidaa darteed maal mahan Shaha wuxuu waqtigiisa ugu badan siinayaa qoyskiisa.

Hadii maalin dhawey aan idiin soo bandhignay Shahid Kapoor iyo xaaskiisa Mira Rajput oo maqaayad ku taalo xaafada Bandra magaalada Mumbai ka wada cunteenayaan.

Maantana waxaan idiin heynaa Shasha oo waqti la qaadanayo gabadhiisa Misha xili ay barkada qubeeska ku wada jiraan sidoo kalena farxad ka wada muuqato.

Shahid Kapoor wuxuu isku badalay nin qoyskiisa waqtigiisa oo dhan siiyo (Family Man) xili walbana gabadhiisa iyo xaaskiisa ka ag fogaanin hadii uusan shaqo ku jirin.

Dhinaca shaqada Shahid Kapoor wuxuu ku mashquulsan yahay duubista filimka Padmavati oo ay la jilayaan Deepika Padukone iyo Ranveer Singh waxaana filimkaan la daawan doonaa 17 November 2017.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment