Bulsha:- Bandhiga Nach Baliye 8 wuxuu ka mid yahay bandhiyada TV-yada laga daawado midka loogu jecel yahay waxaana sanadkaan dhex dhexaadiye ka ahayd intiisa badan atirishada Sonakshi Sinha.
Balse bandhiga Nach Baliye 8 xalqooyinkiisa ka harsan asigoo haatan gabo gabo ku dhow waxa dhex dhexaadiye looga dhigay Malaika Arora Khan oo booska Sonakshi Sinha gashay.
Sonakshi Sinha waxay ku mashquulsan tahay inay Salman Khan kala qayb gashay bandhigiisa Dabangg Tour ee dalalka Thailand, Australia iyo New Zealand lagu qabtay kadibna waxayn Sonakshi ka qayb gali doontaa bandhig faneed kale oo magaalada Durban lagu qaban doono ayadoo Hrithik iyo Madhuri kala qayb qaadan doonto.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment