Muslimiinta Mareykanka oo war cusub ka soo saaray gabdhihii Soomaalida ee shilka ku dhintay

Bulsha:-  Qoysaska shantii gabdhood ee Soomaalida ahaa ee dhowaan ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee ee dalka Maraykanka iyo hay’adda u doodda xuquuqda Muslimiinta Mareykanka. ayaa dalbaday in baaritaan madax banaan lagu sameeyo wixii sababay iyo ciddii ka dambeysay shilkaasi.

Waxaa ay sheegeen inaysan ku qanacsanayan baaritaanka booliska magaalada Minneapolis maaddaama sida hay’addu sheegtay in kiisku ku leeyahay nin askari ah oo ka tirsan booliska magaaladaas.

Jeylaani Maxamed Xuseen oo ah guddoomiyaha hay’adda u doodda xuquuqda Muslimiinta Mareykanka ayaa sheegay in ay doonayaan in baaritaanka waxa sababay shilkaas la xoojiyo, isla markaana warka kasoo baxay Booliska aysan ku qanacsaneyn.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment