Wareysi: Gabadha keliya ee ku jirta Baarlamaanka Somaliland

Bulsha:- Aamina Cilmi Fariid ayaa noqonaysa haweenayda keliya ee xubinta ka ah baarlamaanka haatan ka jira Somaliland, iyada oo doorashadii dhacday sannadkii 2021, aanay ku soo bixin wax haween ahi. Aamina Cilmi Fariid ayaa ku tilmaantay ka mid noqoshadeeda Golaha Wakiillada guul weyn oo Haweenka Somaliland u soo hoyatay.

Doorashadii golaha wakiillada ee ka dhacday Somaliland sannadkii 2005 ayay ku soo baxeen laba haween ahi, inkasta oo midkood ay xilkaas iska casishay.

Aamina ayaa loo dhaariyey xildhibaanimo dhawaan ka dib markii uu geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan Nuur Cisman Guleed, waxaana si sharciga Somaliland qorayo buuxinaya jagada banaanatay musharixii ku soo xigay.

Weriyahayaga Khadar Cakule ayaa Hargiesa ku wareystay Xildhiban Aamina Cilmi Fariid.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment