Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Jabuuti iyo wafdi ka socda dalka Sudan?

Bulsha:- Wafdi ka socda dalka sudan oo u hogaaminayo ergeyga gaar ah ee madaxweynaa golaha ku meel gaarka ah ee dalka sudan Dafallah  Al-haji cali ayaa gaaray dalka jabuuti Iyaga oo la kulmay Madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Ergeyga oo sidday dhambaal qoraal ah, oo u soo gaarsiyay Madaxweynaha Jabuuti waxa uu uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Suudaan, oo ah halka ay ka socdaan dagaallada u dhexeeya cidaanka milatariga iyo cidaanka gurmadka deg-dega ah ee ( RSF ). iyada oo wali aay si goordhayso dhimashada iyo dhaawaca ee laabada dhinac iyo dadka rayidka ah.

Ergeyga ayaa sheegay sida ay uga go’an tahay sii wadida dadaallada dhex dhexaadinta ah ee Madaxweynaha Jabuuti uu ka wado qalalaasaha Suudaan.

Madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo xubin ka ah guudiga madaxweynayasha ee saddex geesoodka ah ee IGAD u xilsaaray qalalaasaha Suudaan










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment