Galmudug oo sheegatay dilka ku dhowaad 60 Al-Shabaab ah

Bulsha:- Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in howlgal ka dhacay deegaanka Ceel Qaboobe lagu dilay ku dhowaad 60 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow ayaa howlgalkan iyo khasaaraha la gaarsiiyey Al-Shabaab uga warramay weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Halkaa Hoose ka Dhageeyso











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment