Xeer ilaaliyaha Iran oo kala diray Booliskii Anshaxa ee dalka

Bulsha:-  Xeer ilaaliyaha dalka Iran ayaa shaaca ka qaaday in la kala diray booliskii anshaxa ee dalkaasi, kadib markii mudahraadyo ka dhashay gabadh xabsiga ku dhex dhimatay iyadoo loo haysto inaanay xijaab xirneyn.

Mudaaharaadyada oo socda in ka badan laba bil kadib geeridii Mahsa Amini ayaa waxaa ku dhintay shacab badan oo aan la hayn tiradooda rasmiga ah.

Wariyaha VOA ee Bariga Dhexe Xuseen Cismaan Saxnuuni, ayaa warbixintan Qaahira ka soo diray.


HAlkaan Hoose ka Dhageyso




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment