Bulsha:- Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Ahmed Ali iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar.
Waftiga Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa si weyn waxaa ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Sharma Sheikh Madaxweynaha dalka Masar, Cabdulfitah Al-Siisi.
Abiy Ahmed ayaa uga qeybgalaya Sharma Sheikh Shirweynaha Isbedelka Cimilada Adduunka, kaas oo ay soo qabanqaabisay Qaramada Midoobay.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment