Bulsha:- Waxaa Sabtidii dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo gaaray qeybti koowaad ee ciidamo ka tirsan millatariga Kenya oo ka mid noqonaya ciidamo nabad ilaalin ah oo ay dalalka Afrika qaar u dirayaan dalkaasi dhaca bartamaha Afrika.
Arrintan ayaa si aad ah looga hadal hayaa Kenya.
Haddaba muxuu ka dhigan yahay go’aankaasi, su’aashi iyo kuwo kale ayuu Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed waydiiyay, Axmed Maxamed Mooge oo ah aqoonyahan ku sugan Nairobi oo ka faallooda arrimaha gobbolka Geeska Afrika.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment