Fannaanka caanka ah ee heesaha Raab-ka, Takeoff, oo ka tirsanaan jiray kooxda Migosbandhas oo toogasho lagu dilay

Bulsha:- Fannaanka caanka ah ee heesaha Raab-ka, Takeoff, oo ka tirsanaan jiray kooxda Migosbandhas ayaa toogasho lagu dilay, s ida ay tebisay warbaahinta Mareykanka.

Falkan lagu dilay fannaanka ayaa ka dhacay magaalada Houston ee gobolka Texas.

Booliska ayaa sheegay in Takeoff la dilay aroornimadii maanta oo Talaado ah, waqtiga maxalliga ah.

Magaca dhabta ah ee fannaanka 28 jirka ahaa waa Kirshnik Khari Ball.

40 ilaa 50 qof ayaa isugu yimid meel uu ku ciyaarayay Kirshnik Khari Ball, waxaana mar qura si lama filaan ah rasaas ugu furay qof ka mid ahaa dadkaas, sida ay boolisku sheegeen.




Office Nairobi Kenya










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment