Bulsha:- Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Golaha Guurtida Somaliland ay goordhow muddo laba sano ah u kordhiyeeb muddo xileedka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
13-ka bisha December sanadka 2024 ayay dhacaysaa Doorashada madaxtooyadu, sida ay ku dhawaaqeen Golaha Guurtida Somalilland.
Dginaca kalena, Golaha Guurtida Somaliland ayaa iyaguna muddo 5 sano ah Korodhsaday muddo xileedkooda, waxeyna ku ekaaneysa 2027-ka
Axsaabta Mucaaradka ayaa si weyn uga hor yimid, waxaana ay sheegeen in aanay aqbali doonin muddo kordhinta loo sameeyay Xukuumada iyo baarlamaanka Somaliland.
Guurtida Somaliland ayaa iyaguna muddo 5 sano ah Korodhsaday muddo xileedkooda.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment