Bulsha:- Ciidamada xoogga dalka ayaa ururka alshabaab kala wareegay deegaanno hoostaga gobalka Baay oo ay horay ugu sugnaayeen kooxda.
Howlgallo qorsheysan oo ay ciidamada dowladda ka sameeyeen gobalka Baay, ayay kula waregeen tuulooyinka Baayale, Caliyow Dooyow, Xaawa Dhaaysile, Boorame. Karanoy iyo Daawuudow.
Tuullooyinkaan ayaa hoostaga deegaanka Daynuunaay ee gobalka Baay, waxaana ciidamada xoogga weerarka garab socday ciidamada dadka deegaanka oo qayb ka ah howlgallada ka socda gobalada dalka.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment