Masar oo raadineysa askar looga xasuuqay dagaalkii Israel

Bulsha:- Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa dhgigooda Israel u gudbiyay dalabka baaritaano ay doonayaan in lagu ogaado sababtii loo layaway akartii reer Masar ee lagu xasuuqay dagaalkii labada dal dhex maray sanadkii 1967.

Faahfaahinta warkan waxaa magaalada Qaahira kasoo diray wariyaha VOA Xuseen Saxnuuni.

Halkaan Hoose ka Dhageeyso









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment