Ku Dhawaat 13 qof oo ku dhintay shil tareen oo ka dhacay Iran

Bulsha:- 13 qof ayaa ku dhintay, 60 kale oo rakaab ah waa ku dhaawacmeen kadib shil tareen kuwa rakaabka ah uu ka dhacay bariga Iran maanta, sida ay qortay, wakaalada wararka ee Fars.


Tareenka oo ku sii jeeday magaalada Yazd ayaa ku dhacay mid ka mid ah gaadiidka dhismaha kahor inta aan tareenku ka leexan waddadii uu ku sucoda meel 50 km u jirta magaalada Tabas, halkaas oo safarkiisu ka bilowday, sida uu sarkaal ka tirsan tareennada u sheegay wakaaladda wararka dowladda ee IRNA.

"Shan baabuur oo ambalaas ah ayaa ku sugan goobta shilku ka dhacay, 12 kalena waa ay ku sii jeedaan," ayuu yiri sarkaalkan oo ka tirsan gobolka Koonfurta ah ee Khorasan.

Farah-faahin dheeraad ah kama bixin dowladda Iran shilkan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment