Jarmalka oo 100 bilyan oo Euro u qondeeyey sanduuqa gaarka ah ee difaaca dalkaas

Bulsha:- Aqalka hoose ee Baarlamanka dalka Jarmalka ayaa ansixiyey boqol bilyan oo Euro oo loogu talagalay Sanduuqa Gaarka ah ee Difaaca oo u hore ugu dhawaaqay Raysal-wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz, taasoo jawaab u ah duulaanka Ruushku ku qaadey Ukraine.


Warbixin amuurtaas ku saabsan waxa magaalada London ka soo direy Weriyaha VOA-da Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment