Djibouti oo lagu qabtay shir caalami ah oo wax looga qabanayo musuq-maasuqa

Bulsha:- Magaalada Djibouti waxa si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey shirweyne la xidhiidha la dagaalanka musuq-maasuqqa iyo ku takri falka hantida dadweynaha.

Shirkan oo ay qayb ka ahaayeen 26 dal oo Afrikaan ah iyo hay’addo caalami ah oo ka shaqeeya la dagaalanka musuq-maasuqa, ayaa dadka ka qaybgalay waxa ka mid ahaa Khadar Axmed Diiriye oo ka tirsan guddiga la dagaalanka musuq-maasuqqa ee Soomaaliya.


Wariyaha VOA ee Djibouti Ramadaan Muuse Jaamac ayaana Khadar ka wareystay waxyaabaha lagu soo bandhigay.




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment