Xisbiga Conservative-ka Canada oo isku dayaya inuu soo dhoweysto Soomaalida

Bulsha:- Doorashada xubnaha xisbiga midigta ee Conservative-ka Canada ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka qabsoonto dalkaasi, kadib markii meesha laga saaray hoggaamiyihii hore.

Murashixiinta qaar ee xisbiga ayaa ka hadlay inay wax ka qabanayaan dhibaatooyinka heysta bulshooyinka laga tira badan yahay, halka mid kamid ah murashaxiinta uu si gooni ah carabka ugu dhuftay dhibaatooyinka haysta Soomaalida Canada.

Warbixin arrimahaas ka hadlaysa waxaa magaalada Toronto ka soo diray wariyaha VOA-da, Xuseen Nuur Xaaji.

Halkaan hoose ka dhageeyso






Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment