Muxuu yahay go'aanka Taalibaan ee waxbarashada gabdhaha?

Bulsha:- Ururka Taalibaan ee ka taliya Afghanistan ayaa sheegay in culimada Muslimiinta ee dalkaasi ay kulmi doonaan si ay go'aan uga gaaraan dib u furitaanka iskuullada gabdhaha ka sareeya fasalka lixaad iyadoo uu sii kordhayo cadaadiska kooxda la saarayo si loogu ogolaado waxbarashada gabdhaha dalkaas.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment