DEG DEG: Khilaafkii ka taagnaa Xildhibaanada Gedo oo go’aan rasmi ah laga soo saaray

Bulsha:- Gudoonka Golaha shacabka baarlamanka Somalia ayaa go’aan kama dambeys ah ka gaaray xildhibaabadii lagu soo kala doortaydegmooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaarey ee gobolka Gedo.

War murtiyeed ka soo baxay golaha ayaa lagu sheegay in Xildhibaanadii lagu soo doortay Ceelwaaq si rasmi loo aqoonsaday iney ka mid noqdaan golaha

Hoos ka Akhriso War murtiuyeedka oo dhameystiran












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment