Deg deg: Bandow lagu soo rogay magaalada Muqdisho

Bulsha:- Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa Bandow Caawa ka bilaabanaya kusoo rogay Magaalada Muqdisho isla markaana ku eg maalinta Isniinta ah xili doorashada madaxweynaha JFS lagu wado in maalinta beri ah lagu qabto Magalada Muqdisho.

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa ka dhawaajiyay in laga bilaabo Caawa Sadax saac ( 9:00 Pm ) Magaalada Muqdisho laga hirgalinayo bandow, wuxuuna shacabka faray iney galabta soo adeegtaan.

Afhayeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in bandowga uu soconaya ilaa Subaxa isniinta ( 6:00 Am ) waxaana maalinta bari ah Magaalada Muqdisho ka Qabsoomeyso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment