Ruushka oo soo bandhigay rag British ah oo uu ku qabtay Ukraine

Bulsha:- Laba dagaal-gale oo Ingiriis ah oo la sheegay in ay ciidamada Ruushku ku qabteen dagaalka Ukraine ayaa kasoo muuqdey muuqaal-baahiyaha qaranka Ruushka iyagga oo codsi u diraya ra’iisal wasaare Boris Johnson in uu taageero u fidiyo.

Shaun Pinner oo 48 jir ah iyo Aiden Aslin oo 28 jir ayaa muuqaalkooda laba jeer la kala baahiyey iyaga oo dalbanaya in lagu bedesho siyaasiyiin Ruushka taaageersan oo lagu hayo Ukraine.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa magaalada London kasoo direy wariyaha VOA-da qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.


Halkaan Hoose ka Daawo





Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment