SAWIRRO: Sidee loo diyaariyay goobta ay ka dhacayso doorashada 16 ee Boosaaso ?

Bulsha:- Doorashada 16 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa todobaadka soo socda ka dhacaysa magaalada Boosaaso ee caasimadda ganacsiga Puntland ahna deegaan doorashada labaad ee Puntland.

Kuraasta ayaa doorashadoodu dhacaysaa 5 ilaa 6 bisha Maarso, waxaana lagu qaban doonaa Teendho laga dhisay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Boosaaso.


Dhismaha iyo diyaarinta Teendhada ayaa soo gaba-gabowday, sida ay muujiyaan Sawirro laga soo qaaday goobta doorashada.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment