Dibadbaxyo iska soo horjeeda oo hareeyey safarka Muuse Biixi ee Washington

Bulsha:- Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi Cabdi ayaa shalay khudbad uu ka jeediyay machadka Heritage Foundation ee magaaladan Washington, kaga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen, in Somaliland iyo Mareykanka ay yeeshaan xiriir dhaw.

Hase yeeshee bannaanka xarunta uu ka hadlay Muse Biixi ayaa waxaa dibadbax ka dhigay dad taageeranaa midnimada Soomaaliya iyo kuwo taageerayay madaxweyne Biixi.


Warbixintaan waxaa noo diyaariyay wariyaha VOA-da, Jamal Axmed Cusman oo tagay joogay goobta uu mudaaharaadku ka dhacay.





Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment